porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Maamulka Degmada Lagdheeraa oo jawaab ka bixiyay cabasho dhanka biyaha ah oo kasoo yeertay shacabka Madogashe

Masuuliyiinta maamulka Sub Countiga Lagdheeraa ee hoos taga dowlad goboleedka Garissa ayaa ka jawaabay cabasho kasoo yeertay qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Madogashe, kuwaas oo walaac ka muujiyay dhibaatooyin biyo la’aan ah oo soo wajahay.

Shalay ayaa waxa uu mudaharaad ka dhacay wadooyinka magaalada Madogashe, iyadoo shacabkana ay eedeymo dusha uga tureen maamulka Sub Countiga ay ka tirsantahay magaaladaasi.

Maamulaha degmada Lagdheera u qaabilsan maamul goboleedka Garissa Huud Rashid Hilowle ayaa idaacadda Star Fm u sheegay in caqabadda biyo la’aanta ay tahay mid ku timid cillad dhinaca farsamada ah isla markaana ay u howlanyihiin sidii loo xalin lahaa.

Masuulkaan ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ay maamulka Lagdheera uga shaqeynayeen in ay dadka ku dhaqan deegaannada hoos taga Lagdheera u heli lahaayeen adeeg biyo oo ku filan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort