porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Ablikeeshin hor leh oo caawinaya dadka dhimirka la’a

Mid ka mid ah ururada rayidka ee ka howlgalo maamul goboleedka Nakuru  ayaa xariga ka jaray ablikeeshin cusub oo  bukanada maskaxda looga jiro u fududeyn doono in ay helaan adeegya online ah.

Adeegyada  ayaa ah kuwo ay soo bandhigayan shirkadaha iyo hay’adaha  maxaliga iyo kuwa caalamiga ah ee ka shaqeeyo caafimaadka.

Iregi Mwenja  oo ah qofkii  aasasay haydaha  dadka dhimirka la’a ee (PDO)  ayaa xusay in ablikeeshinka oo laga helayo talefoonka gacanta  uu yahay qaab lagu kalsoonyahay oo ay ku wada shekeysan karaan bukaanada iyo dhaqatiirta.

Ablikeshinkan ayaa lagu magacabaa  ‘TrustCircle’  halka qofka ay u banaantahay in uusan magiciisu  sheegin.

Maamul goboleedka Nakuru  ayaa waxaa hada ka howlgalo  3 daqatiir ah oo ku taqsusay xanuunada dhimirka saameya  waxayna daweyaan  in ka badan 3,000  oo bukaan.

Ugu dambeyntina  Iregi Mwenja  ayaa xusay in 3-da sano ee soo socoto  hay’adda  PDO ay qorsheyneyso in ablikeeshinkan ay isticmaalan 12 milyan oo kenyaan ah oo uu sheegay in ay u baahanyihin adeegan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort