porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Chamberlin oo sheegay in u isaga tagi doono kooxda Arsenal

23 sano jirka u dheelo kooxda ka dhisan waqoyiga magaalada London ee Arsenal Alex Oxlade Chamberlin ayaa sheegay in laga yaabo in u isaga tago kooxdaas si uu u helo boos joogto ah.

Laacibkan ayaa ku soo biiray kooxda Arsenal sanadka 2011-ka balse waxa ku adkaatay in u boos joogto ah ka helo 11-ka ciyaartoy ee marwalibo ka soo muqdo ciyaaraha kala duwan oo ay kooxda dheesho.

Ciyaaryahankan ayaa waxa asiibay oo in dhawaaleba u la daala dhacaayay dhaawacyo kala gadisan oo markaasi seejiyay in u ka qeyb galo ciyaaraha Yuroga oo horaanti sanadkan ka dhacay waddanka Faransiiska.

Dhinaca kale tababare Wenger ayaa sheegay in xili ciyaareedkan uu u yahay mid aad ugu wanaagsan ciyaaryahankan wallow 3-da kulan ee ugu dambeysay u si badal ah uga qeyb qaatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort