porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Ardayda dugsiyada hoose oo maalinta berito u fadhiisan doono imtixaanka qaran

Waxaa maalinta barito ah imtixaanka qaran ee Shahaadiga ah ee loo yaqaanno KCPE u fadhisanaaya kumanaan arday oo dhameysatay wax barashada dugsiyada sare ee dalka.

Imtixaankaan oo ay in muddo ah ardaydaasi isku diyaarinayeen ayaa lagu galayaa xarumo kala duwan oo ku yaalla guud ahaan qeybaha kala duwan ee dalka.

Ardayd ay tiradooda tahay 952,455 arday oo dhameysatay wax barashada dugsiyada hoose dhexe ayaa iyagana la filayaa in ay maalinta bari ee talaadada ah u fariistaan imtixaanka dugsiyada hoose dhexe ee loo yaqaanno KCPE.

Dowladda ayaa sheegtay in sanadkaan ay qaaday tallaabooyin badan oo ay uga hor tageyso in qish ama wax is daba marin lagu sameeyo imtixaanaadka qaranka.

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa shalay dhammaan ardayda u xaqiijiyay in ay si siman u sameyn doonaan imtixaanaadkaasi, iyagoo aan xuquuqdoodana la duudsiin doonin.

Sanadkii lasoo dhaafay ayaa arday fara badan laga kansalay natiijada Imtixaanka, kadib markii lagu eedeeyay in ay qish ku sameeyeen imtixaankooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort