porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

14 ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay dalka Uganda

Isku dhacyo dhex maray Ciidamada dowladda  Uganda  iyo maleeshiyo daacad u ah mid ka mid ah boqorada dhaqanka ee dalkaas ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 14 ruux.

Dagaalkan ayaa ka dhacay magaalada  Kasese oo ku taalo  galbeedka dalka Uganda .

Dagaalka aya ka dambeyay weerar lagu qaaday saldhig ay iska leeyihiin ciidamada booliska  ee wadanka Uganda.

Afhayeenka  booliska  ee  galbeedka Lydia Tumushabe  ayaa wakaalada wararka ee AFP u sheegtay in 5 askari keli ay dagaalkan ku nafwayeen.

Balse warbaahinta  maxaliga ah ee wadanka Uganda ayaa tabineysa  in sideed ka mid ah dadkii ku dhintay dagaalka ay ahaayeen askar, halka labo kalena ay ahaayeen maleeshiyaadka.

Afhayeen u hadlay dowladda Uganda  oo lagu magacaabo  Shaban Bantariza ayaa maleeshiyada ku eedeyay  inay doonayaan in ay ka go’aan dalka Uganda.

Boqorka dhaqanka ee Rwenzururu, Charles Wesles Mumbere ayaa beeniyay eedeynta loo soo jeediyay isgaga daacada u ah  .

Madaxweynaha Uganda  Yoweri Museveni  ayaa si rasmi ah boqortooyada n si rasmi ah u aqoonsaday sanadii 2009-kii.

Booliska dalkaasi ayaa sheegaya in  intii u dhexeysayt  bishii labaad iyo bishii sedexaad ee sanadkan, in ka badan 50 qof lagu dilay  isku dhacyo dhex maray laamaha amaanka iyo maleeshiyaadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort