porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Sarkaal ka tirsan dowlada countiga Meru oo loo haysto qoraal uu Facebook-ga soo dhigay

Berito oo isniin ah ayaa lagu wadaa in maxkamada la soo taago mid ka mid ah shaqaalaha dowlada countiga Meru oo shalay gacanta lagu dhigay kadib markii uu qoraal   barta Facebook-ga soo dhigay.

Mr Seth Mutugi,  ayay shalay ciidamada booliska xabsiga u taxabeen waxaana loo heystaa in uu si qaldan u adeegsaday  qalab isfaarsiinta loogu talagalay maadama uu qoraalkasi u adeegsaday talefoonkiisa gacanta.

Sarkaalkan oo ka mid ah shaqaalaha waaxda isgaarsiinta ayaa  boga Facebook ku qoray  warbixin  ka dhan ah sumcada   madaxa countigaasi u qaabilsan arrimaha cayaaraha,jinsiyada, dhalinyarada iyo adeega dadweynaha  Joy Karui.

Fariinta ayaa la sheegay in 6-dii bishan Janayo uu ku qoray barta Facvebook-ga     ee  looga faalooda  dhaqaalaha iyo siyaasad countiga Meru.

Waxaa uu si gaar ah diirada saaray  walaac uu ka muujinayo   dhismaha  fagaaraha  Kinoru Stadium oo uu sheegay in lala soo dib dhacay.

Dastuurka dalka gaar ahaan sharciga ku saabsan isgaarsiinta  ayaa qabo in  hadii qofku  uu qalab isgaarsiinta loogu talagalay si qaldan u isticmaalo dacwad  lagu soo oogi karo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort