porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

11 garsoorayaal  oo  uu gudiga JSC shaqada ka tiray

Gudiga   adeega garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC  aya shaqada ka tiray 11 ka mid ah garsoorayaasha dalka kadib markii lagu  eedeyay habdhaqan anan wanagsaneyn.

Waxyaabaha lagu eedeyay ayaa waxaa ka mid ah  falal musuqmaasuq halka kuwa qaarna la sheegay in ay  howlgalayeen iyaga oo darogeysan.

Sido kale qaar ka mid ah ayaa lagu dhaliilay in ay ogolaansho la’an shaqada ka maqnayeen ama inta badan ay dib u dhac ku keeneen geedisocodka kiisaska kala duwan.

Mid ka mid ah garsoorayaasha ayuu gudiga JSC sheegay in ay  jiraan 204 dacwadood oo mudadii la rabay uusan ku soo gabagabeynin.

Waxaa sido kale la xusay in qaar ka mid ah 11-ka garsoore  lagu eedeyay in ay qaadanayeen gunnoyin joogta ah halka  ay bixinayeen amaro anan wafaqsaneyn  hannanka cadaalada.

Dhanka kale gudiga  JSC ayaa ka dhawaajiyay in  in talaabada  shaqada looga eryay garsoorayaasha  ay timid kadib markii lagu cedeeyay in waxyaabaha loo  haysto ay yihiin kuwo ka soo horjeeda  dhaqanka laga filayo  gar xaakinka.

Gudiga  adeegda garsoorka ayaa intaas ku daray in talaabadan la qaaday kadib cabsho  uga timid 15 sarkaal halka garsoorayaashana la siinayo  waqti ay isaga difaaci karaan eedeymaha loo soo jeediyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort