porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Hay’ada horumarinta haweenka oo xubnahooda ugu baaqay in ay tageraan xisbiga Jubilee

Hay’ada horumarinta haweenka ayaa  wacad ku martay in ay ku dadaalayso sidii xubnaha  kala duwan ay u tageeri lahayeen xisbiga Jubilee   si uu  mar kale hogaanka dalka uu u qabto madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Gudoomiyaha hay’adan  Rahab Mwikali  ayaa 4 milyan oo haween oo xubno ka ah ururkan   ugu baaqday in ay tagera siiyaan madaxweynaha dalka.

Waxaa ay ka dhawaajisay in maamulka jubilee  uu horumariyay haweenka.

Ms Mwikali  ayaa xustay  in  Mr Kenyatta uu haweenka ku horumariyay dhanka dhaqaalaha sidaas awgeedna uu mudanyahay in fursad labaad la siiyo.

Ms Mwikali  ayaa dhanka kale haweenka ku boorisay in ay ka faaideystaan maalmaha haray oo ayna codbixinta isu diiwangeliyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort