porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Xildhibaanada oo lagu eedeyay in ay qorsheynayaan sidii loo yareyn lahaa lacagaha loo qoondeyo countiyada

Ururka qaran ee macaliminta ee KNUT iyo sido kale gavanaha maamul goboleedka Bomet  Isaac Ruto ayaa mudanayaasha  qalka baarlamaanka ku dhaliilay in ay wadaan qorsho la xiriira  sidii loo yareyn lahaa miisaaniyada loo qoondeyo  countiyada dalka.

Xogahayaha guud ee ururka macalimiinta ee KNUT Wilson Sossion  iyo gavana Ruto ayaa xildhibaanada ku eedeyay  in ay carqaladeynayaan dowlada wadaajinta maadama sida ay hadalka  u dhigeen ay  xadidayaan  lacagaha loogu  talagalay horumarka.

Waxay intaas ku dareen in qorshahan uu ka dhiganyahay mid anan lagu tixgelinin danta shacabka.

Labada  hogaamiyayaal ayaa wacad ku maray in aysan marnaba ogolaan doonin isku day kasta oo qorshahaasi la xiriira.

Dhanka  kale  xildhibaankii hore ee degaanka  Limuru  Peter Mwathi  ayaa Wilson Sossion uga digay in uu siyaasadeeyo arrimaha macalimiinta isaga oo ku eegayo  dano u gaar ah.

Waxaa uu talaaba qaldan ku tilmaamay in xogahayaha KNUT uu   ka dhawaajiyay in uu macalmiinta ku boorinayo in aysan tageerin xisbiga Jubilee isaga oo ku andacoonayo in maamulka talada dalka haya uusan xalinin waxyaabaha ay barayaasha tabanayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort