porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Maamulka NTSA oo wacad ku maray in xabsiyada loo taxaabi doono darawaliinta baabuurta kaxeeya iyaga oo darogeysan

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee loo soo gaabiyo NTSA ayaa wacad ku maray in uu sii wadayo in xabsigaloo taxaabo wadayaasha baabuurta ee gawaarida kaxeeya iyaga oo darooga soo isticmaalay.
Hadalka ka soo yeeray NTSA ayaa ku soo aadaya xili dhawaan ay maxkamada amar ku bixay in anan la adeegsan Karin qalabka lagu garto in qofku uu maandooriya isticmaalay ee loo yaqaano alcoblow.
Talaabada ay maxkamada u mamnuucay adeegsiga qalabkan ka dib waxaa uu maamulka sheegayain uu cuskan doono qeyb kale oo dastuurka ka mid ah si loo xiro wadayaasha baabuurta ee halis geliya nafsadooda iyo mida rakaabka.
Dhanka kale waxay NTSA shaaca ka qaaday in weli anan la soo gaarsiin amar maxkamadeed oo dhigaya in aaladda alcoblow la mamnuucay.
Agaasimaha guud ee maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka Francis Meja ayaa isaga oo ku sugan magaalada Naivasha ee maamul goboleedka Nakuru sheegay in ay adeegsan doonaan cutubka 44 –ad ee dastuurka qeybtiisa 1-aad oo qabtay in anan la ogoleyn qofku in uu baabuur kaxeeyo isaga oo anan awood buuxda u laahayn in uu xakameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort