porn movie sex videos sexo latino sex photo milf porn siri porn indian porn Sex Geschichte

Xariirka dhanka militariga Ruushka iyo Maraykanka oo hoos u dhacay tan iyo markii Donald Trump uu hogaanka qabtay

Xariirka iyo kalsoonida ka dhexeysa labada xukuumadood ee Levels of Moscow iyoWashington ayaa lagu soo waramayaa in uu hoos u dhac ku yimid tan iyo markii hogaanka Maraykanka uu la wareegay madaxweyne Donald Trump.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo arrintan suaal laga weydiiyay ayaa ku jawaabay in xariirka ku saabsan wada shaqeynta gaar ahaana howlaha militariga ee labada dal uunan sii wanaagsanaanin.
Madaxweyne Putin oo ka jawaabaya suaasha ah in suuriya ay adeegsatay hub kiimiko ayaa ayaa ka dhawaajiyay in kiimikadii u taalay xukuumada Dimishiq ay mar hore dhamaatay oo horay loo isticmaalaay.
Hadalka hogaamiyaha Ruushka ayaa ku soo aadaya iyada oo mareykanka uu xusay in uunan shaki ku jirin in hubka kiimikada loo adeegsaday xiligii howlgalada laga fulinayay magaalada khan sheikhuun ee goboka Idlib.
Tab iyo markii falkaasi lagu eedeyay in ciidamada suuriya ay geysteen waxaa isa soo tarayay cadaadiska la saarayo Ruushka oo ah in uu soo afjaro tafgeerada uu u fidiyo dowlada madaxweyne Bashar Al- assad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

İstanbul escort Kadikoy Escort pendik escort Maltepe Escort